Monday, 12 September 2011

Ucid Wa Ruurki Eheelu Diinka Ahayee Imanku Joogay Qanja


Ilahba umadisa
Ilmarku u furayo
arinkeena wanaagsan
iyadoon la filaynin
urur bu dhaliya
ala amin wado
ucud lo bixiya
umadaa wada
raacda  an abaro 
astaamo ucid gar
 u haleeshay
ucid waa ururki
unugood ku yagleeshay
eeray yaad u laxadleh
 illaahay magaciisa
aastaanti nabigeena
 csw ascwr wb
ucid wa ruurki
illaahay xilka saartay
ucud wa uruurki
arikod ku dhameyay
inshaa allahu tacala  
ucid wa ruurki
 arligeena dhaman
umadeenu sugaysayo
allee waa mahadii
ucid wa ururki
alla aamin watee
iblays u ka madhana
ucid wa uruurki
ka awoow ka awoow
eeheelkood talinayay
ucid wa ruurki
 eeheluu dinka ahayee
 imaanku joohay qanja
ucid wa ruurki
aaqligoda wanaagsan
ubadkii la iloobayiyo
aagoonteeni xasuustay
ayaanti iidaa ahayd
istaareexa ku beeray
 alaankana u heelan
ucud wa ururki
eexda diday qabiilee
umaduu ay usinayd
ucid waa uruurka
hadii aynu aadeecno
umaadeena barwaqiyo
baradhays furila
uciid waa uruurki
intiifaac dhalinlaye
ubaxeenan tahriba
waxsoosar arligooda
ka aaloosi lahaa
ucud waa ururka
amar weeye alle
aqoonsigeeni
xanbaarsan
ucid wa uruuka
asaagii ninka nafiyo
faysaloon abiidki
afkasaarin khamrooyin
amaa jandka la eeday
utuun aan cid uhaynino
aargoosigi ka baqayn
aarintaynu u dhiibno
marnaa an ambinayn

No comments:

Post a Comment