Suuriin qaldanbaan arka
Silanyo marayban arka
Siyaad barihi la diray
Sifihii faqashtaan arkaa
Sadadaal bukotaan arkaa
Siyaasad xunban arkaa
Silaanyo siibtaan arkaa
Sabool noqday ban arka
Sumcadii luumi yan arka
San saan madaw ban arkaa
Sofdaran habaw baan arkaa
Somaliwayn baan arkaa
Siirto qaraxdaan aarkaa
Sabigo fahmay baan arkaa
Shiciibko sanifaan arkaa
Suldanaad samirtan arka
Saluugay waxbaan arkaa
Libaax sardhaman arkaa
Suuganti dhakaa saxnayd
Siirtu fahmay baan arkaa
Sidiiqii daalkan arkaa
Sadkoodi oon sugnayn
Dadkoo isaa seegay iyo
Suugo dhacayban arkaa
Sagaal iyo afaar baan arka
Sixiirkii naabadan arka
Samada maray maan arka
Sided oday baan arka
Sadeex ka baxan arka
Silaanyo sadhee dad jira
Sabado gubatan arka
Silicii umadan arkaa
Silaanyo ku farxaan arkaa
Siidu rabay baan arkaa
Siideetan sanan arkaaa
Biishoo sadeexaan arkaa
Sakalaha muuqdan arkaa
Samaroon diidanbaan arka
Saylaco goday ban arkaa
Saadoo heestaan arka
Soolo iyo sanaag ban arkaa
Soofaysay hubki cuslaa
Suaal culus ban qaba
Sii fudud haw qadanina
Sahankii nabadan wada
samaha Somaaliland
siidi lagu heelilahaa
saxafada an ka heelo
No comments:
Post a Comment