Monday, 12 September 2011

Ucid Wa Ruurki Eheelu Diinka Ahayee Imanku Joogay Qanja


Ilahba umadisa
Ilmarku u furayo
arinkeena wanaagsan
iyadoon la filaynin
urur bu dhaliya
ala amin wado
ucud lo bixiya
umadaa wada
raacda  an abaro 
astaamo ucid gar
 u haleeshay
ucid waa ururki
unugood ku yagleeshay
eeray yaad u laxadleh
 illaahay magaciisa
aastaanti nabigeena
 csw ascwr wb
ucid wa ruurki
illaahay xilka saartay
ucud wa uruurki
arikod ku dhameyay
inshaa allahu tacala  
ucid wa ruurki
 arligeena dhaman
umadeenu sugaysayo
allee waa mahadii
ucid wa ururki
alla aamin watee
iblays u ka madhana
ucid wa uruurki
ka awoow ka awoow
eeheelkood talinayay
ucid wa ruurki
 eeheluu dinka ahayee
 imaanku joohay qanja
ucid wa ruurki
aaqligoda wanaagsan
ubadkii la iloobayiyo
aagoonteeni xasuustay
ayaanti iidaa ahayd
istaareexa ku beeray
 alaankana u heelan
ucud wa ururki
eexda diday qabiilee
umaduu ay usinayd
ucid waa uruurka
hadii aynu aadeecno
umaadeena barwaqiyo
baradhays furila
uciid waa uruurki
intiifaac dhalinlaye
ubaxeenan tahriba
waxsoosar arligooda
ka aaloosi lahaa
ucud waa ururka
amar weeye alle
aqoonsigeeni
xanbaarsan
ucid wa uruuka
asaagii ninka nafiyo
faysaloon abiidki
afkasaarin khamrooyin
amaa jandka la eeday
utuun aan cid uhaynino
aargoosigi ka baqayn
aarintaynu u dhiibno
marnaa an ambinayn

Saturday, 3 September 2011

bishoo sadeexan arka silaanyo


Suuriin qaldanbaan arka
Silanyo marayban arka
Siyaad barihi la diray
Sifihii faqashtaan arkaa
Sadadaal bukotaan arkaa
Siyaasad xunban arkaa
Silaanyo siibtaan arkaa
Sabool noqday ban arka
Sumcadii luumi yan arka
San saan madaw ban arkaa
Sofdaran habaw baan arkaa
Somaliwayn baan arkaa
Siirto qaraxdaan aarkaa
Sabigo fahmay baan arkaa
Shiciibko  sanifaan arkaa
Suldanaad samirtan arka
Saluugay waxbaan arkaa
Libaax sardhaman arkaa
Suuganti dhakaa saxnayd
Siirtu  fahmay baan arkaa
Sidiiqii daalkan arkaa
Sadkoodi oon sugnayn
Dadkoo isaa seegay iyo
Suugo dhacayban arkaa
Sagaal iyo afaar baan arka
Sixiirkii naabadan arka
Samada maray maan arka
Sided oday baan arka
Sadeex ka baxan arka
Silaanyo sadhee dad jira
Sabado gubatan arka
Silicii umadan arkaa
Silaanyo ku farxaan arkaa
Siidu rabay baan arkaa
Siideetan sanan arkaaa
Biishoo sadeexaan arkaa
Sakalaha muuqdan arkaa
Samaroon diidanbaan arka
Saylaco goday ban arkaa
Saadoo heestaan arka
Soolo iyo sanaag ban arkaa
Soofaysay hubki cuslaa
Suaal culus ban qaba
Sii fudud haw qadanina
Sahankii nabadan wada
samaha  Somaaliland
siidi lagu heelilahaa
saxafada an ka heelo

Maandalacda Jiraa

Maandalacda jiraa
Muhiim weeye diintuye
malag inuu ilaahay
macalin nabiga uga dhigay
maan daalacdaa jira
mawlee deeqsi weeye
muumin nimo lillaahiya
marinkii  rasuulkiyo
maslaxaad inay tahay
meel fican lagu tago
maandalacdaa jiraa
maabkii  ilaah iyo
majarahu inoo dhigay
mara yidhi dadkay gow
maan daalacdaa jira
muunkaa cadceediyo
fayska maaris laga helay
amaa meel kasii dheer
maan daalacdaa jira
maskax reer galbeed iyo
midhka laga hadoodilay
maan daalacdaa jira
maska joohoradiisani
malagii  dilaayiyo
mus cadaawe inay tahay
maangabka lagu xado
maan daalacdaa  jira
masalooyin waa weyn
midhna aanan  qaban Karin
maantiyo shalaytaba
maan daalacdaa jira
midka miyirku   qoon mee
maankiyo xiskiisiyo
  maridii halkaa dhigay
mafaatiixda lagu furo
mawleheenu siiyo
maxfuudal  qalam ka ah
murti waliba kalabaxa
maan daalacdaa jira
mugdi iyo habeen dama
meel aan  iftiimayn
maskax diyo wadnaa qala
maan daalacdaa jira
waa masalo cajiibee
mucjisooyin waa wayn
midhka sheekhu so wado
 isagoo an wali mariin
muftigii cilmigu degay
maan daalacdaa jira
midka aan hadaaq baran
maweeladiisiyo
maslaxaada lagu habo
maan daalacdaa jira
 mayeedhan ci`diisoo
midhkan aadan garanbuu
maandhaw fahmaayo
way u mohoraa sheegtan
mar marbu mudh iyo gacan
meel cidlaa ah istagaa
ku muurmaan waraabaa
maan daalacdaa jira
mucjisada barmuudiyo
magnadka layaabkalee
mawjadahan is dhaarsaday
meeshan ay wax geeyaan
baddaa laga macsuuma
maan daalacdaa jira
meelo aan la helin wali
masalada arhaamtiyo
waxa meesha lodhigay
mistariga ku hoosjira
maan daalacdaa jira
waxaan maanku keeneyn
maalintiyo habeenkaa
marka ay is waayaan
midhka u habeen rabo
inu malinta u diro
maasayjkiyo farimaa
isaguu u mariyaa
mahad bay u ceelisa
malintuna sido kale
murti culus ninkii siday

Higsi

Hooyalayey  hawrarta
 gabay hawlyar
 kuma keeno
Wa hadal beegsado
hubiyo hurin
 daabuubteda
Hilin weeye
 hawrar saniyo
hub iyo madhine
Hogol weeye
sidi roob dado
 hortay mantanae
Iga hooya hawrar
 wax badan
 habka ka miraysay
Halis tilaso maray
 dadyahow ila yar
homaya
Hubka waynaki
 qade hawdka
 sare adnay
Hanadada tolkeen
malinti hawshu
 wada gadhay
Hawker malinti
rer isaaq lagu
harereyay
Halyayyada snm
 malinti hadhaca
 lo diday
haw intay yidhahdeen
ragi  holaca I jidhay
hantiday lahayeen
 raagba huray naftoodiye
hangashtiyo inti
hosfadhiday here  o diirae
haybadu ilah siyay
 iyo horumar gushoda
Halmamkeda iyadon
 marnaba  habka lagu haynin
Halkii an istaagaba
waxbadan kaga hadaqayo
Hayeeshee  hacoogi
ka hadhay dawladi hoyatay
Heebedki lamalayayba
 wali ku hoosjooga
Hayb bay kudiiden
snm wana la hubaye
hiif iyo hadar ba ku
dhaca so hor marintode
Hawlyaran ninki aylatahay
 hanadadan wayay
Habranmayo o wa hubal
Hamada maqane
Hubsimada inan hoos
uday halistu meshiye
Horror lamarabaystiyo
  humaag hila ku tarine
Hadhimada ninkad
 siisayed hoo kutidhi 
Isnaa haliista kula
donaya hoy warya badane’
Hilinki hamarin hiliyow
   halistu meeshiiye
Hintisaha waxad
 magantahay
hawga jabaq sinin
Hurimaysid haybtada
 iyo halis ninku jidha
Hurimaysid hayb tada o
 kugu hareeraysan
Afarta harad an u
 qabay hoyo tusalayndhe
Hakashadu ma ficne
hadan hore usii dhafo
hogoshi harad iga
dole diday inay horto
hanqaadh iyo
hilaac keentayo
hibitiq wayene
Horimad hadi
robki da ay hakah
 ban idhiye
Hormood kan sugaya
wax badan hatan hatan I yimi
Hadii ad hantiday
 hiiliyow heerer hoganketay
Hilow ba dalki I
hayo hataan wan imane
hanbal yiyo salaan
diiran ban  hoo ku leyehaye
Horuu  mari hantinay
  dawlad nimo horumar guuled
Habka nolosha wad
 baratay iyo hilimadediye
 hagran maysid sidi
horigi habac riyaliye
Hambal nimada walo
dhasha hadhac gob hamele
hubaal weye o gediga
 geedo wad furiye
Ku hagogo Somaliland
hawlkar batahaye

Garabkaga Geedyaw

geedyahaw gaboobe
geeskastaba u baxaye
guyaal iyo guyal badan
gabigeed aduunyadu
geedii uun ku dhaftoow
guutooyin xoogliyo
maxa geesh is aragteen
waan lagaa guraynine
guudkaaga suugan
 gufacooyin xoogliyo
inta gabayo yuurura
guuxodaa i kiciiyee
gubaabo iga maqan
aan guntado xogtaadee
ma gaagaab sana hadal
geedkii baa hadloo yidhi
gabadh yahay layaabkali
ala geesi sanidaa
maadigu garaadka
geed warayso kugu yidhi
mise guurti maqanoo
wax aan muqan garataa
garabdaar wadaagtaan
gaagaabsan maynee
adiga godlee maal
murti gaax sanaydiyo
gobodiyo warkana qabo
gudbi hadaladaydoo
tariikh gun dheeriyo
waxaan galabta kuu dhigo
gaadhsii aduunyada
gidigeed ha maqashee
balse gabadhi yaabkii
gadaal bay u boodoo
waa lagu gabanaya
gareedkeedi siiyoo
iska eegtay goonyaha
markay garatay geedkani
inuu yahay mid gaaroon
gunta ruuxna ugu jirin
hadal waxa ka so go,ay
gar darayso moyee
geed jawaab kamaan filin
waa se xaajo gaaroo
garashada dad baa jira
guule ugu deeqee
isagoo aan gaagixin
 siiwaday gartiisii
wuxu yidhi ma gadhine
idhagayso ganyahay
gunta qolafta fuushiyo
guud kaygaad ka aragtaa
guyaal baddan inan jiray
godobna waan tirsanayaa
gam waxaa ka siiseen
gaboodkii aduunkiyo
geedaha dirkoodii
intaan gacal wadaagniyo
dhirtii igu gadanayd
inta gudin af-wayniyo
birta lagu garaacaa
marka aa gamuurtaan
guntaa xididku fiilaa
gurma go’anku weligii
gadaal waa ka bixi jiray
balse gooshkan maanta ah
guuldaradu waxay tahay
goyntaaba dhaantee
kol hadii dab lagu gubo
dhuxulna loo gol leeyahay
gayigu waa naabad guur
danbigaad gasheen baan
gu’ga roob u waayoo
gurboodkiina bixi waa

ma waxaanay garanayn
gabigeed aduunyadu
midho gaajo reeboo
aan laga gadaynbaa
guudkayga saarane
gurta oo ilaashada
ilma guuldaro u joog
ma waxaanay garanayn
gabadh kii u guuxiyo
gabankii kalgacal galay
gashaantiduu markaa rabo
aanu igaa gooya
garo oo jacaylkaba
ubaxay ku garanlayd

bi’i waaa garaadoow
ma waxaanay garanayn
gabashada asturanee
gabadhiyo ninkeediyo
labadii gayaan ihi
 gaar isugu xiloodshaan
guryahan aad ku nooshin
gabadanada laga galo
ama gabi dugaagaba
maraa gooni baxay iyo
in galoolka laga helo
ma guddaan abaalkee
ma waxan la garanayn
gidigoodba geeduu
inay gu’ iyo jiilaal
karboona gubayaan
ogsajiina gadayaan
gebigoodba noolaha
galad looga dhegayooy
ugu baahanyiin gaar
garashadiinan yaabkali
bal inay gabtahyoo
gudcuraa gudaysaan
gees kale aan ka eegnee
golii dawladiiniyo
guurtidi maxay tidhi?
Sida lay gelaayaa
Bal inay gurcantahay
Ma gudoonsadeenoo
Weli xeer ma gadheen?
Gafka dhacay hadaydaan
Weli kaba galiilyoon
ma garaad shaqeeyaa
gayigaba ka waydeen?
gooblan talo aduunyooy
maskax gaabisaan nacay
godob ban tirsanayaa
gabadhii waxay tidhi
inkastoonan geedoow
geestan aad u boodiyo
waxanoo galilya ah
golahaba ka filahayn
gardarada umaan bogin
ka garabay sheekada
bal inay gar qataan
ganaaxaan danbiilaha
hadii guule igu simo
waan gaadhsiin aduunyada
godobtaad tirsanaysee
guubaabo meel mara
geedyaw aan ku siiyee
guunbaan ku modee
gadaal dhalad inaad tahay
goordanbaan xaqiiqsay
wararkuba kumay galin
bal websaydhkan gaar ka ah
gaaroodi soo eeg
cidiyaa anaa guray
adnaa lamahaad guubi
gurigood ba weyoo
iyaba ways gumaadaan
hubay isku garaacaan
gaar ahaan dadkaygana
qabiilbaba guursaday
geesina ma noolee
garabkaga geedyaw
goordanbiyo is arageen